Todobaadkan Barnaamijkeena MaridaMikrafoonkaWaxaa Studio-yaha VOA ee magaalada Washington ku sugan oomartikuahbarnaamijkan Fowsiya Yuusuf Xaaji Adan, oo ah Madaxa telefishanka caalamiga ah ee Raad TV ee fadhigiisu yahay London.Halkan Riix si aad u dhegeysato waraysiga.

No comments:
Post a Comment