Saturday, October 6, 2007

What is happening in The Horn of Africa





The Week and the Horn! (Toddobaadka Iyo Geeska Afrika)


There was a hearing by the U.S. House of Representatives' Subcommittee onAfrica. The majority of the hearing was about the secuirty and human rights in the Horn of Africa. Jendayi Frazer, undersecretary of State on African affairs was among the individuals testefied infront of the committee.

Ms. Frazer emphazised the need to urge Ethiopian government to refrain killing and restricting movement civilians. She descriped the working relationship with US and Ethiopian governments but warned the volatility of the security and instability of the Horn.

Also testified was Dr. Peter Pham of James Madison University. Dr. Pham hailed Somaliland progress as well asits closeness to the U. S. and in light of U.S.'s promotion of democracy inthe Horn, urged the Bush administration to fully engage Somaliland. Dr. Pham described the dier situation in Somalia and the meddling of the neighboring countries.

After two days of hearing, The United States House of Representatives has passed a bill supporting human rights and democracy in Ethiopia. This bill is called , "The Ethiopia Democracy and Accountability Act of 2007 on Tuesday.

In order to become a law, the bill must now be passed in the Senate and then signed by President George W. Bush.

Ethiopia's was accused of human rights abuses in the past.

Dhinaca kale Somalida Geeska Afrika Deggan ayaa waxa saameeyey dhacdoooyin fara badan oo aan la qiyaasi karin:

Muqdishu: Dagaallo ayaa habeen iyo maalin galaafta dad badan oo rayid ah. Waxa inta badan dagaaladaasi ka dhacaan goobaha ganacsiga iyo meelaha shacabku deggan yihii.

Waxase warka ugu kululi yahay is maandhaafka Col. C/lahi Yusuf iyo Geeddi oo khilaaf xoog lihi ku dhex jiro. Waxana ay wasiirro badan oo uu ku jiro Buubaa soo jeediyeen in barlaamankoda ku sugan Baydhaba uu cod kalsooni ah u qaado dawladda Geeddi. Waxana ay taasi ku tusaysaa in dad badani ka soo horjeedaan Geeddi.

Midda kale Geeddi wuxuu isagu garab ka haystaa dawladda Ethiopia iyo ciidamada ku sugan Xamar. Waxa kale oo uu dhawaan la shiray hoggaamiye dhaqamadeedyada Hawiye oo la filayo inay taageeraan mar haddii uu keenay raalli gelin ballan qaadayna inuu la tashado waxna la qabsado.

Dhinca Kornaylka waxa la sheegayaa inuu soo wato ama uu rabo inuu Ra'iisal Wasaare ka dhigo nin Habar Gidir ah oo Cayr ah aanse weli magiciisa la shaacin.

Weli waxay ku sugan yihiin dhammaantood kooxda Embagathi magaaalada Baydhaba oo muran ka dhex aloosan yahay. Waxana la sheegayaa in ammaanka la adkeeyey oo nabadgelyo xumo ka taagantahay.

Somaliland: Waxa dib loo dhigay doorashadii dawladaha hoose ama goleyasha degaanka. Waxa kale oo dib lo dhigay doorashada Madaxnimada Somaliland oo illaa xagaaga dambe la filayo in la qabto.

Waxa kale oo soo gebageboobay is hirdigii gudaha ee Xisbiga Kulmiye. Waxana la filayaa in dhawaan la qabto shirweynihii xisbiga oo dhici doona ciidda dabadeed.

Sidoo kale dagaaladii ka dhex dhacay maleeshiyada gadoodsan ee Laas Caanood ay ku qaadeen Maleeshiyada Puntland ayaa qaboobay. Waxana la shegayaa in ciidamada Somaliland oo taagerayay maleeshiyada reer Laas Caanood ay ku sugan yihiin duleedka magaaladaasi.

Wararka kale ee Somalida khuseeya waxa ka mid ah Fannaanada Caanka ah Nimo Yassiin oo sheegtay inay heshay qoyskii ay ka dhalatay oo ay hore uga luntay. Ka dib markii ay muddo dheer ogayd oo ay DNA is qaaddayna ay xaqiijisay in magaceeda la yidhaa Burcad Jaama Xirsi oo ay hooyadeed oo cad ahna la kulantay. Sido kale waxay Burcad ku dhawaaqday urur cusub oo caruurta sideeda oo kale ah lagu taageero.

Djibouti: Hore u marka dhinaca dhaqaalaha ee Djibouti ayaa wacdaro sii muujinaya oo madaxweyne Cumar Geelle uu u tafa xaytay inuu dalkiisu noqdo mid mandaqadda Geeska Afrika u noqda xarunta ganacsiga.

**********************************************************************************

Hayaan Media ayaa waxay idiin diyaarisay bogga falanqaynta siyaasadda ama soo koobidda dhacdooyinka, xiisadaha taagan amaba ka jawaabista su'aalaha akhristayaasha ku meeraya oo ay weriyayaashayadu meel kasta oo ay joogaanba si toos ah idiinka qancin doonaan.

Haddii aad wax su'aal ah hayso oo ku saabsan degaanada aanu ka so warrano, si toos ah u weydii weriyahayaga adoo ku soo hagaajinaya Sirdooneditor@gmail.com

Waxa uu weriye kastaa kaa qancin doonaa wixii aad rabto inaad ka ogaato degaanka uu joogo.

No comments: